Qabayaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabayaro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg