Qabiili

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/-iyiin, m.dh)

1. Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma. 2. Qof qabiil tiro badan ka dhashay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabiili


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg