Qadow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
Qadow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dway, -dowday; -dwi)Geed qadow bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadow ↴
qadi | qadwid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg