Qahraan
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Q. ah: qof dhibaato badan. 2. Qof dhibban oo talo ku barraahsatay. ld qaxraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qahraan ↴
qaxraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg