Qalawille

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed-abaareed gaaban oo higlaha u eg qodaxna lahayn oo waqtiga jiilaalku dheeraado xoolaha caleentiisa lagu barbixiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalawille


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg