qalax
(m.l)1. Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah. 2. Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalax ↴
birqalax [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Bir jajab ah oo duug ah oo aan waxtar lahayn. 2. Dad aan karti lahayn oo waxtarkooda yaryahay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg