Qaldhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.

Qaldhac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaldhac

qaldhacan | qaldhacnaan | qaldhacnaansho | qaldhicid | qallax | qallax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg