Qalin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalin ↴
laabbis | saayaq | tabaashiir | aflax | billad | buufbuuf | ciyi | dhegadhego | dhig | dugaagad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg