Tabaashiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.

Tabaashiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabaashiir


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg