Qalindaaro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalindaaro

qalindaarasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg