qalinjebi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Quraan dhammeyn (arday). 2. Tacliin dhammeyn. 3. Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalinjebi ↴
aflax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -lixi)
1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.
qalinjebin [m.f.dh]
eeg qalinjebi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg