qalinjebin
(m.f.dh)eeg qalinjebi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalinjebin ↴
aflax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -lixi)
1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg