Qallaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.
Qallaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waddo aan toobiye ahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg