Qallajis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld qallajin.
Qallajis
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(c.nafl.) Xamaarato yar oo jaadad badan ah oo leh dhex dhuuban, dabo dhuuban iyo afar addin oo sida badan ku nool dhulka kuleylaha ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallajis ↴
geeldhugeeye | qallajin | qorrato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg