Qalliban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax la afgembiyay noqosho.
Qalliban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Wax la afgembiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalliban ↴
qallibmid | qallibnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg