Qalluud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub¹.

Qalluud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalluud

qalluudid | qalluudsan | qalluudsanaan | qalluudsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg