Qaloon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay. 2. Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda. 3. Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaloon

baalcad | dube | qaloondub | qaloonfirdhis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg