Qamarshiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Badar aan la xasharin oo la shiiday.

Qamarshiid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Badar aan la xasharin shiidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamarshiid

qamarshiidan | qamarshiidid | qamarshiidnaan | qamarshiidnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg