Qambaruurso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qambaruurso

qambaruursasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg