Qanjirsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjirsan ↴
qanjirsanaan | qanjirsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg