Qaramada Midoobay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(taar.) Urur la sameeyey dagaalkii II ee adduunka kaddib, oo ay xubin ka yihiin waddamada adduunka oo dhan, loona dhisay iskaashiga iyo wax-wada-qabsiga Caalamiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaramada Midoobay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg