Qarar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

(c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarar

bawne | cirfiidad | danaani | daray | dayaan | dhebi | gebikayeer | haqad | jacburo | qalwo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg