Qardhaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-so, m.l)Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro belaayo-xijaab ahaan loo xirto; xirsi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qardhaas ↴
makaraan | shardi | xijaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg