Qareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
Qareen
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay; -eemi)1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qareen ↴
qareemid | qareennimo | qareensasho | qareenso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg