Qariibid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
Qariibid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg qariib³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qariibid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg