Qariid

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Badar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.

Qariid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Badar iwm ceeriin ku cunid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qariid

qariidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg