Qarqariye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqariye ↴
qarqariyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg