Qarrir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd.
Qarrir
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarrir ↴
jaawqarrir | qarrer | qarrer | qarrerid | qarriran | qarririd | qarrirnaan | qarrirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg