qasaanqas
(m.dh)(c.nafl.) Nafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilicsan oo dhegdheg leh oo biyaha dul sabbeysa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasaanqas ↴
xajiinbadeed [m.dh] (-do/-dyo, m.l)
Bahal badda ku nool; qasaanqas.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg