qasabad
(m.dh) (-do, m.l)

Dhuun dheer oo bir, caag ama wax kale ka samaysan oo biyaha iwm ay maraan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasabad

mitimiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg