qashqash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

ld khashkhash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qashqash

khashkhash [m.l]
1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.

khashkhash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid. 2. Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².

khashkhashaad [m.dh]
1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado. 2. Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.

khashkhashid [m.f.dh]
eeg khashkhash². ld khashkhashaad, qashqashaad, qash-qashid.

qashqashaad [m.dh]
ld khashkhashaad.

qashqashid [m.dh]
ld khashkhashid.

qushaash [m.l]
1. Wasakh. 2. Qashqashaad.

qushaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Cid qashqashid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg