Qasil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan. 2. ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.
Qasil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)ld qasaasil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasil ↴
qasaasil | qasaasilid | qasilasho | qasilid | qasilo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg