qataaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)

Irrid wax xirantay noqosho.

qataaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qataaran

qataarmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qataaran¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg