Qatindhaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.

Qatindhaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qatindhaaf

qatindhaafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg