qawlalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawlalan

qawlalnaan [m.f.dh]
eeg qawlalan. ld qawlalnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg