qaws
(m.l) (-sas, m.l/-syo, m.dh)

Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaws

qawsasho [m.f.dh]
eeg qawso. ld qawsi.

qawshad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qawsho.

qawsho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
Calaalin (gocoso, goon).

qawsi [m.l]
ld qawsasho.

qawsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Shanqar “qaw” ku dhalin.

qawsiin [m.f.dh]
eeg qawsii.

qawso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dab kulaalid.

qows [m.l] (-sas, m.l/dh; -syo, m.dh)
ld qaws.

wiil [m.l]
1. Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah. 2. Adeege; madiidin; qawsaar. 3. Isha birtee-da; wil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg