Qaxaanqax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.

Qaxaanqax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xayt, -xday; -qixi)

Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxaanqax

qaxaanqixid | qaxanqax | qaxanqax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg