Qaxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
Qaxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)Dhuxul, wax shidmay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxan ↴
bilqaxan | dhamac | qaxaanqax | qaxaanqax | qaxaanqixid | qaxanqax | qaxanqax | qaxanqixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg