Qayb bulsho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo ..., m.l)

(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayb bulsho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg