Qaybta liimbigada ee maskaxda
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Qayb maskaxda ka mid ah oo ka kooban dareemayaal mareenno sameynaya xarun unugyeed kala duwan waxay qaabilsantahay dareenno dadka ku qarsoon oo nolosha laga maarmin iyo fahamada kuna xiran qaybaha qanjirdhiigga iyo dhaqaaqa ee jirka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybta liimbigada ee maskaxda ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg