Qayladdir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U q.: war dhiillo leh cid u geyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladdir

qayladdirasho | qayladdirid | qayladdiro | qayladdirsasho | qayladdirso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg