Qayladdoon
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Q. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona gargaar.
Qayladdoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Meel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladdoon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg