Qayladhaami

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladhaami

cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis | qayladhaamin | qayladhaamis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg