Qayladhaanso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladhaanso

cilladhaanso | qayladhaansasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg