Qaysho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaysho

qayshad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg