Qiimee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiimee

qaymee | qiimayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg