Qixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed. 2. Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qixi

manqixid | minqixid | qaxaanqixid | qaxanqixid | qaxi | qaxid | qaxin | qixid | qixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg