Qobtol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.

Qobtol

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qobtol

abjad | maxaad | qobtolan | qobtolid | qobtolnaan | qobtolnaansho | sootoli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg