Qolqol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Maro lagu kala qoqobo aqal gudahiisa; daah. 2. Aqal la kala qoqobay intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.
Qolqol
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)1. Aqal kala qoqobid. 2. Nirig carrab ka jeexid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolqol ↴
haniye-seddex-faraale | qolqolan | qolqolid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg