qoofalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoofalan ↴
qoofalnaan [m.f.dh]
eeg qoofalan. ld qoofalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg